Raiisulwasaaraha dalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Shiikh Wuxuu magacaabay Xukuumad Konton xubnood ka kooban
Wasiirada uu Magacaabay Wasiirka Koowaad Cabdiwali Shiikh waxaay gaarayaan 25 Wasiir iyo 25 wasiirkuxigeeno iyo waliba Hoosna shan wasiiru dawlo ka akhriso Magacyada Wasiirada iyo Wasiirokuxigeenada midwalba xilka loo magacaabay:-
- 1. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bare
- 2. Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane
- 3. Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud
- 4. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle
- 5. Wasiirka Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed
- 6. Wasiirka Waxbarashada Mudane Axmed Maxamed Guraase
- 7. Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Mudane Yuusuf Cali Aamiin
- 8. Wasiirka Qorsheynta Mudane Saciid C/laahi Maxamed
- 9. Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed
- 10. Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Mudane Jaamac Axmed Maxamed (Oday)
- 11. Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow
- 12. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulinta Hawada Mudane Saciid Jaamac Maxamed Qoorsheel
- 13. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Nucmaan Sheekh Ismaaciil
- 14. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Ibraaahin Xaaji Aadan
- 15. Wasiirka Beeraha Mudane Cabdi Axmed
- 16. Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada Mudane Khaalid Cumar Cali
- 17. Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Ducaale Aadan Maxamed
- 18. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Aadan Maxamed Nuur
- 19. Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska Eng Nadiifo Maxamed Cusmaan
- 20. Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye
- 21. Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Maxamed Coloow Baroow
- 22. Wasiirka Macdanta Mudane Daa’uud Maxamed Cumar
- 23. Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Mudane Saalim Caliyoow Ibroow
- 24. Wasiirka Caafimaadka Mudane General Axmed Maxamed Maxamuud
- 25. Ku XIgeenka Ra’isulwasaaraha ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaaft
Wasiirudowlayaasha
- Mudane Maxamuud Macalin Yaxye Wasiirudowlaha Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
- Mudane C/laahi Maxamed Nuur Wasiirudowlaha Maalliyadda
- Mudane Burci Maxamed Xamza Wasiirudowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
- Mudane Maxamed Cali Xagaa Wasiirudowlaha Gaashaandhigga
- Mudane Daa’uud C/kariin Cumar Wasiirudowlaha Amniga Qaranka
Wasiir Ku Xigeennada
- C/raxmaan Maxamed Saalax Bankax Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
- Fahmo Axmed Nuur Wasiir ku xigeenka Maalliyadda
- Cabdalla Xuseen Cali Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga
- Mahad Maxamed Salaad Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
- Ibraahin Isxaaq Yaroow Wasiir ku xigeenka Amniga Qaranka
- Xaamud Cali Xasan Wasiir ku xigeenka Waxbarashada
- Jamaal Xasan Ismaaciil Wasiir ku xigeenka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
- C/laahi Sheekh Cali Qaloocoow Wasiir ku xigeenka Qorsheynta
- C/laahi Bile Nuur Wasiir ku xigeenka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka
- Yuusuf Xeyle Jimcaale Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta
- C/laahi Colaad Rooble Wasiir Ku XIgeenka Warfaafinta
- Xirsi Aadan Rooble Wasiir ku xigeenka Gaadiidka iyo Duulista Hawada
- Cabdalla Xaaji Cali Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
- Axmed Cali Salaad Taako Wasiir ku xigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta
- Cismaan Libaax Ibraahin Wasiir ku xigeenka Beeraha
- Maxamed Axmed Tarsan Wasiir ku xigeenka Sportiga iyo Dhalinyarada
- C/kaafi Macalin Xasan Wasiir ku xigeenka Tamarta iyo Biyaha
- C/raxmaan Cabdi Cusmaan Wasiir ku xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha
- Maxamed Ismaaciil Shuuriye Wasiir ku xigeenka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska
- Muno Ibraahin Abiikar Wasiir ku xigeenka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
- C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen Wasiir ku xigeenka Kalluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda
- Maxamed Cali Geedi Wasiir ku xigeenka Macdanta
- Xasan Maxamed Jimcaale, wasaaradda xannaanada xoolaha, dhirta iyo daaqa.
- Axmed Aadan Axmed Wasiir ku xigeenka Caafimaadka
- Maxamed Axmed Kulan Wasiir ku xigeenka Hidaha iyo Tacliinta Sare
M.Birqabad
Waaxda Wararka ee Kasmaal.com/Mogadishu/Somalia