Wareggii labaad ee Doorashada waxaa isku soo haray Gaas iyi Faroole ,faroole oo haystay 29 cod iyo Cabdwali oo
haystay 17 cod.Waxaa la galay wareeggii saddexaad oo aay guushu raacday Cabdiwali oo noqonaya madaxweeynaha
Puntland ee shanta sano ee soo socota.
11 xildhibaan baa isu soo sharaxday doorashada xilka madaxweeynanimada sided kamid ah musharaxiintu waxaay
ku hareen doorashadii koowaad ,sida dardartu usocotayna waxaa la islahaa faroole ayaa guushu raacaysaa
isagoo labadii wareeg oo u horreysayba helay codadkii uga badnaa,hasayeeshe waxaa dhacay isbeddel dad badan aay
jeclaayeen iyadoo Cabdiwali Gaas barnaamijkii uu soo bandhigay uu ahaa kii ugu wanaagsanaa barnaamijyadi
i aay musharaxiintu keenen.cabdiwali oo ah aqoonyahan hadda kahor la tijaabiyey aqoontiisa waxaa la filayaa in uu guul soo hooyey
Xassan Muuse
Qaybta wararka ee Kasmaal/Garoowe