Home » Archives by category » All News (Page 1152)
Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhaw Codka Kalsoonida siiyay Xukuumada Cusub ee Somalia

  Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Daqiiqado yar kahor waxa ay codka Kalsoonida siiyeen Xukuumada uu dhawaan soo dhisay Ra’izul Wasaare Cabdi Wali Sheekh Axmed oo maanta Baarlamaanka la horkeenay. Xildhibaanada Baarlamaanka ee Kulanka joogay ayaa gaarayay ilaa 233-Xildhibaan , Baarlamaanka ayaana Kahor inta aan codka loo Qaadin Xukuumada Cusub ee Ra’izul Wasaare Cabdi Wali waxaa dood […]

Continue reading …
Iran oo Lagu Casuumay Kulan Nabadeedka Syria

Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah ugu casuuntay Iran inay ka qeyb gasho wada hadalada nabadeed ee Syria, wadahadaladaa oo la qorsheeyay in maalinta Arbacada ah ay ka furmaan dalka Switzerland.   Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa u sheegay wariyeyaasha Axadii shalay inuu aaminsanyahay in Iran loo baahanyahay inay qeyb ka noqoto […]

Continue reading …
Raiisulwasaaraha dalka Soomaaliya  Mudane Cabdiwali Shiikh Wuxuu magacaabay Xukuumad  Konton xubnood ka kooban

Wasiirada uu Magacaabay Wasiirka Koowaad Cabdiwali Shiikh waxaay gaarayaan 25 Wasiir iyo 25 wasiirkuxigeeno iyo waliba Hoosna shan wasiiru dawlo ka akhriso Magacyada Wasiirada  iyo Wasiirokuxigeenada midwalba xilka loo magacaabay:- 1.     Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bare 2.     Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane 3.     Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud […]

Continue reading …
Westgate attackers said they were ‘Al Shabaab’

By OLIVE BURROWS | January 16, 2014 But before Ndung’u and his colleagues could hide, one of the terrorists caught sight of them, “he lifted his right fist and addressing us shouted, ‘We are Al Shabaab,’ that’s when I turned to run shouting myself at those I came across that, ‘they are Al Shabaab/MIKE KARIUKI NAIROBI, Kenya, Jan […]

Continue reading …
Danjiraha Faransiiska Remi Marechaux oo Warqadihii Aqooniga u Gudbiyey Madaxweeyne Xassan

Laga bilaabo maanta waxaa si rasmi ah dawladda Faransiisku ugu magacawday Mr Remi Marechaux kaddib markii Madaxweyne Xassan Shiikh uu ka guddoomay waraaqihii aqoonsiga Danjiraha Faransiiska ee Soomaalia. Intii lagu jiray Xafladda soodhaweeynta Danjiraha Faransiiska waxaa  madaxweyne Xassan uu ugu mahadnaqay dawladda Faransiiska kaalmada aay had iyo jeer la garab taagan tahay shacabak Soomaaliyeed wuxuuna […]

Continue reading …
Ciidamda kooxda Alshabaab oo weerar kadis ah kusoo qaaday Mahaddaay

Ciidamada Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar alma filaan ah kusoo qaaday ciidamada dawladda  oo dayacan isla markaana badankood hurdo ku jireen. Xoogagga Alshabaab waxaa usuurogashay in aay magaalada si kumeelgaar ah u qabsadaan magaalada waxaay doonaanan ka sameeyaan iyagoo tallaabo aargoosi ah kula dhaqmay dadka reer mahadday ,islamarkaana aay bililiqaysteen goobo ganacsi . Alshabaab […]

Continue reading …
Faroole oo xilkii ku wareejiyey Madaxweeynaha Cusub

____________________________________________________________________ Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Garoowe waxaa maanta ka dhacday xaflad xilka lagula kala wareegayey. Madaxweeynihii Hore oo Puntland Mudane Faroole oo hal cod oo keli ah looga guulaystay wuxuu xilkii k wareejiyey Madaxweeynaha Cusub Prof.Cabdi Wali Gaas oo horay usoo ahaa raiisulwasaarihii dawladdii KMG ahayd ee Soomaaliya. Khudbado ayeey isweeydaarsadeen labada  madax ,waxaana Mudane […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Xilkii la wareegay.

  Waxaa maanta xilkii guddoomiyaha baarlamaanka puntland si rasmi ah ula wareegay Guddoomiyaha cusub oo dhawaan la doortay Mudane Saciid Xassan Shire waxaana xilka uu kala wareegay guddoomiyihii hore MudaneCabdirashiid Maxamad Xirsi. Xilwareejintaas o oka dhacday xarunta baarlamaanka waxaa goob joog ka ahaa Madaxweeynaha Puntland mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ,waxaa kale oo goob joog […]

Continue reading …
Cabdiwali Baa loo doortay Madaxweeynaha Puntland

Wareggii labaad ee Doorashada waxaa isku soo haray Gaas iyi Faroole ,faroole oo haystay 29 cod iyo Cabdwali oo haystay 17 cod.Waxaa la galay wareeggii saddexaad oo aay guushu raacday Cabdiwali oo noqonaya madaxweeynaha Puntland ee shanta sano ee soo socota. 11 xildhibaan baa isu soo sharaxday doorashada xilka madaxweeynanimada sided kamid ah musharaxiintu waxaay […]

Continue reading …
Berrito waxaa la dooranayaa Madaxweynihii Puntland

Waxaa la dhammeystiray oo soo dhammaaday khudbooyinkii aay baarlamaanka hortiisa ka jeedinayeen Musharaxiinta u taagan jagada madaxweeynanimada Puntland iyo madaxweyne kuxigeenka.Waxaa musharax walba lasiiyey 15 daqiiqo oo uu kusoo koobo barnaamijka uu ku maamulayo Buuntland 5sano oo soo socota haddii uu Madaxtinnmaad ku guulaysto hoos ka akhriso magacyada Musharaxiinta   Musharaxiinta Madaxweynaha      C/raxmaan […]

Continue reading …