Home » Archives by category » All News (Page 1150)
SOMALIA Prime Minister addresses IGAD Drought Resilience Summit

SOMALIA Prime Minister addresses IGAD Drought Resilience Summit     SOMALIA Prime Minister addresses IGAD Drought Resilience Summiti His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, today addressed the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) Drought Resilience Summit calling on IGAD to “work harder together to sustainably save lives in our drought prone region”. The meeting held […]

Continue reading …
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Generaal Cabdixakiim Daahir (Saacid) oo Shalay ka degay Gaalkacyo

Waxaa sii diiran shalay loogu soo dhaweeyey garoonka dayuuradaha ee Gaalkacyo Taliyaha Ciidamada Booliska Jeneraal Saaciid.Soo dhaweeynta taliyaah looma kala harin waxaana ka qaybgalay labaad Maamul ee Puntland iyo Galmudug.Generaalku wuxuu ka warbixiyey ujeedada safarkiisa isaga oo sheegay in aay u khuurgalayaan xaaladda booliska maamulada Puntland iyo Galmudug.Gebneraal Saaciid wuxuu si aad ah u ammaanay […]

Continue reading …
Alshabaab Spokesman  Sh.Cali Dheere Died On Wednesday  after he was injured in an air strike

An Al-Shabaab spokesman died on Wednesday, nearly two months after he was injured in an air strike by Kenya Defence Forces in Somalia. Military spokesman Emmanuel Chirchir confirmed the death on his official twitter account saying: “Al Shabaab spokesman Ali Dhere (alias Ali Mohamed Raghe) finally succumbs to last courtesy call injuries! Focus on Al […]

Continue reading …
Lupita Nyong’o spotted cuddling up to Somali rapper K’naan after first post Oscar TV appearance

  *Her famous photobombing brother Peter may have been her date for the Oscars, but Lupita Nyong’o is reportedly romantically involved with Somali rapper K’Naan, Paps caught the pair Monday morning, with K’Naan holding her best supporting actress Oscar for “12 Years a Slave.” Born Keinan Warsame in Somalia, K’Naan fled with his family to […]

Continue reading …

3,847 Comments

First woman of Somali descent joins St. Paul Police Department St. Paul Community Officer Kadra Mohamed smiles after receiving her badge Saturday during a ceremony for her and the East African Junior Police Academy at the Western District Police Station in St. Paul. The police department introduced the hijab headscarf during the ceremony and Mohamed […]

Continue reading …
Ladan Osman’s collection The Kitchen Dweller’s Testimony  is the winner of the 2014 Sillerman First Book Prize for African Poets

  Readers of this blog will not be strangers to my love for Somali literature and this win by another Somali following Warsan Shire’s Brunel African poetry prize win last year, goes to remove all doubt about the art of that country in the east. I’m elated there is a new Somali poet whose works […]

Continue reading …
Shabaab oo Jaabsaday darbiga Madaxtooyada Gudaheedana Madax Sare ku laayey

Maanta oo jimce ah waxaa weerar lagu soo qaaday madaxtooyada iyadoo koox ka tirsan Alshabaab aay soo jabsadeen darbiga madaxtooyada ee Xiga degmada Boondheere iyagoo gudaha usoo galay madaxtooyada muddo koobanna haystay qayb kamid ah madaxtooyada ,nasiib wanaag madaxweeynaha Soomaaliya waa ka nabadgalay dagalkaas aay soo qaadeen Alshabaab iyadoo dhammaanba la toogtay kooxdii Alshabaab oo […]

Continue reading …
Shirkada Facebook oo lacag aan caadi aheyn ku gadatay Gatey Barnaamijka Fariimaha ee WhatsApp

    Shirkadda Facebook ayaa gashey heshiis ay kula wareegeyso barnaamijka fariimaha telefoonada la isaga dhex-diro ee WhatsApp, Facebook ayaa WhatsApp dul dhigey $16 Bilyan waxaana qayb ka mid ah lacagta ay u bixinayaan caddaan ama Kaash halka qaarka kalena ay yihiin Saamiyo. Dhamaadki sanadki 2012 iyo weliba sanadkii 2013 ayaa warar hoose soo baxeen […]

Continue reading …
Guddoomiye Kuxigeenkii Shabeelada hoose ayaa Maanta Bam loogu xiray gaarigiisa

Waxaa maanta ka dhacay qarax agagaarka Jidka Tribuunka qaraxaas oo lala beegsday Kuxigeenka Guddoomiyaha Shabeelada Hoose Mudane Axmed Cumar Waxaana la rumaysan yahay in qaraxaasi ka dhashay waxyaabaha qarxa oo Guddoomiye kuxigeenka loogu xiray gaarigii uu watay. Qaraxaas oo burburiyey gabi ahaanba gaarigii waxaa ku dhaawacmay guddoomiye ku xigeenkii Shabeelada Hoose Mudane Axmed Cumar oo […]

Continue reading …
Dadweyne badan oo maanta buux dhaafiyay Xarumaha Shirkada Isgaarsiinta Hurmuud ku leedahay Magaalada Muqdisho

Dadweyne aad u badan ayaa maanta waxa ay buux dhaafiyeen Xarumaha Shirkada Isgaarsiinta Hurmuud ku leedahay Magaalada Muqdisho ,kuwaa oo doonayay in lacagahooda kala baxaan Adeega EVC+ ee Shirkadaasi. Dadka tagay Xarunta Hurmuud ayaa waxaa gaaray Warar aan jirin oo la xariira in Shirkada Isgaarsiinta Hurmuuday xireyso adeegada EVC+ sidaa darteedna ay dadku ugu yacaeen […]

Continue reading …