Waxaa la dhammeystiray oo soo dhammaaday khudbooyinkii aay baarlamaanka hortiisa ka jeedinayeen Musharaxiinta u taagan jagada madaxweeynanimada Puntland iyo madaxweyne kuxigeenka.Waxaa musharax walba lasiiyey 15 daqiiqo oo uu kusoo koobo barnaamijka uu ku maamulayo Buuntland 5sano oo soo socota haddii uu Madaxtinnmaad ku guulaysto hoos ka akhriso magacyada Musharaxiinta Musharaxiinta Madaxweynaha C/raxmaan […]
Continue reading …Ciidamada Qalabka sida ee dawladgoboleedka Puntland waxaa la gashay heegan si aay u sugaan nabadgalyada goobaha doorashadu ka dhacayso,waxaana lagu amray murashaxiinta in aay ka soo tagaan ilaaladooda iyagoo lugaynayana aay soo galaan xarunta doorashada. Maalinta doorashada oo ku aadan bisha 8 Jannaayo waxaa la xaddiday dhaqdhaqaaqyada gadiidka iyo dadkaba inta doorashadu socoto Taliyaha Ciidanka […]
Continue reading …Waxaa maanta Magaala Madaxda Garoowe ee Puntland shir ku yeeshay Baarlamaanka Cusub ee Puntland oo ka kooban 66 Mudane.Xarunta Baarlamanka oo aay soo xaadireen gabi ahaanba xildhibaanada cusub waxaay ku doorten guddoomiye ku meelgaar ah waxaana loo doortay Mudane Cali Axmad Cusmaan oo noqday xildhibaankii ugu da´da weeynaa. Guddoomiyaha Baarlamaanka cusub wuxuu jagada sii haynayaa […]
Continue reading …Waxaa guddiga khilaafaadku soo bandhigay liiskii Xildhibaanada oo aay soo gudbiyeen isimada Puntland liiskaas oo ka koobnaa 66 xubnood.Liiskaan cusub sidii la filaayey waxaa oggolaaday musharaxiinta xilka madaxweynanimada. waxaa xildhibaanada cusub ku jira labo haween ah oo laga kala soo doortay Mudug iyo Sool taasoo cabasho wayn aay ka muujiyeen haweenka Soomaaliyee Hoos ka akhriso […]
Continue reading …Shir Maanta aay Yeesheen Cadde Muuse iyo Faroole oo ku dhammaaday Isafgarad Waxaa maanta madaxtooyda Puntland ku kulmay wadahadalna ku yeeshay Madaxweyne Cabdiraxmaan Shiikh Maxamad Faroole iyo Madaxweeynihii hore ee Puntland Gen.Cadde Muuse.Kulankaas waxaa diiradda lagu saaray sidii loo dhammayn lahaa khilaafkii dhexyiil labadaas Masuul oo muddaba warbaahinta isu marinayey ereyo cambaarayn ah ,waxaana ugu […]
Continue reading …Waxaa maanta magaalada muqdishow kusoo noqday guddigii uu hoggaaminayey madaxweeynaha dalka Soomaaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamuud,wafdigaas waxaa gagida dayuuradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyey Guddoomiyaha baarlamaanka Maxmad Shiikh Cusmaan Jawaari iyo Raiisulwasaaraha cusub mudane Cabdiwali Shiikh. Madaxweeynaha dalka Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayey waxaay kasoo laabteen shirkii ku sabsanaa arrimaha Koonfurta Suudan oo magaalada Nairobi […]
Continue reading …Waxaa shirkii isimada uga socday baryahaan magaalada Garoowe ka soo baxay go,aamo aay u dhan yihiin qalinkana aay ku duugeen isimadii soo jireenka ahaa ee Puntland ,go,aamadaas ooku saabsan sidii doorasho xalaal ah oo hufan aay uga dhici lahayd dawlad goboleedka Puntland iyo sidii loosoo afjarilahaa khilaaf kasta oo dhaca inta doorashada lagu jiro.waxaayna […]
Continue reading …Waxaa maanta oo khamiis ah xilkii lakala wareegay Raiisulwasaarihii hore Saacid iyo Raiisulwasaaraha cusub oo la doortay Mudane Cabdiwali. Xilwareejinta maanta waxaa goob joog ka ahaa Madaxweeynaha Soomaaliya iyo guddoomiyaha Maxkamadda sare.Raiisulwasaarihii hore ee Soomaaliya mudane Saacid ayaa ugu horreyn hadalka qaatay isaga oo xusay in xilku yahay meerto oo hadba ciddii loo gartaa aay […]
Continue reading …Shir saacado socday oo aay lahaayeen musharaxiinta Madaxweynanimada Puntland waxaay kasoo saareen go’aan lagu soo afjarayo khilaafkii ka dhextaagnaa Madaxweynaha Puntland iyo Musharaxiinta oo ku saabsanaa khilaafkii ka dhashay guddigii uu magacaabay madaxweeyne Faroole,iyadoo musharaxiintu aay ku eedeeynayeen in Faroole ku takrifalay arin uusan awood u lahayn iyagoo musharaxiintu aay ku doodayeen in qayb lagasiiyo […]
Continue reading …Raiisulwasaaraha Cusub oo dhawaan la magacaabay Cabdiwali Shiikh Axmad ayaa maanta xaafiiskiisa kusoo booqday Raiisulwasaaraha la casilay Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid),labadaas masuul waxaay kawada hadleen sidii xilwareegintu u dhici lahayd iyo waqtiga aay xilalka kula kala wareegayaan ,waxaa kale ooRaiisulwasaaraha cusub la baray shaqaalaha ka hawlgala xaafiisyada kala gaddisan oo hoosyimaada Raiisulwasaaraha .Raaiisulwasaaraha Cusub […]
Continue reading …