Home » Entries posted by Abdillahi (Page 1157)
Entries posted by abdi
Baarlamaanka dalka soomaaliyia oo kalsoonidii siiyey raiisulwasaaraha Cusub

  Maanta oo sabti ah waxaa madaxweeynaha Soomaaliya uu baarlamaanka usoo bandhigay Raiisulwasaaraha cusub oo uu doortay kaddib markii baarlamaanku xilkii uu hayey uu ka xayuubiyey Raiisulwasaarihii horeMudane Saacid. Madaxweeynaha ayaa ugu horreyn khudbad kooban ka akhriyey kulankii maanta ee xildhibaanada isaga oo horkeenay Raiisulwsaaraha cusub kana codsaday in aay ansaxiyaan C/weli Sh.Axmad si uu […]

Continue reading …

Xaaladda Keenya

1 Comment
Xaaladda  Keenya

Xukuumaddu waxay soo qaadi doontaa oo keliya kuwa doonaya inay dalka dib ugu soo laabtaan. Waxaana lagu wadaa in maanta ay keento diyaarad laga leeyahay Kenya oo tagaysa Jubba muwaadiniinta Kenyanka ah,” ayay hadalkeeda raacisay. Hadalka wasiiradda arrimaha dibadda Kenya ayaa kusoo beegmaya xilli ay maalmihii lasoo dhaafay dagaallo culus ka dhacayeen magaalada Jubba ee […]

Continue reading …

Raiisulwasaare Cusub

2 Comments
Raiisulwasaare Cusub

Dr, Cabdiweli ayaa ku tilmaamay dilkaas mid arxan daro ah oo ka baxsan bani’adantimada, laguna khal khal galinaya amniga. “Waa fal laga argagaxo oo meelna raad kaga lahayn Islaanimada iyo Bani’aadantinimada, waana wax laga xumaado in weerar noocaas ah lagu qaado dhaqaatiir habeen iyo maalin u taagan sidii ay wax ugu qaban lahaayeen shacab ay […]

Continue reading …

Wasiirkii hore

1 Comment
Wasiirkii hore

Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa tacsi u diray Guddoonka Baarlamanka, Xubnaha Golaha Shacabka, Ehelkii iyo Qaraabadii uu xildhibaanku ka geeriyooday iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, waxana uu illaah uga baryey in uu jannadiisa ka waraabiyo. Mudane Cabdi Cabdi Faarax Shirdoon ayaa ku tilmaamay xildhibaanka geeriyooday nin ay ku weynayd u adeegidaa dadka iyo dalka Sooomaaliya, […]

Continue reading …
Page 1157 of 1157« First‹ Previous115511561157