Home » Entries posted by Abdillahi (Page 1152)
Entries posted by abdi
Dadweyne badan oo maanta buux dhaafiyay Xarumaha Shirkada Isgaarsiinta Hurmuud ku leedahay Magaalada Muqdisho

Dadweyne aad u badan ayaa maanta waxa ay buux dhaafiyeen Xarumaha Shirkada Isgaarsiinta Hurmuud ku leedahay Magaalada Muqdisho ,kuwaa oo doonayay in lacagahooda kala baxaan Adeega EVC+ ee Shirkadaasi. Dadka tagay Xarunta Hurmuud ayaa waxaa gaaray Warar aan jirin oo la xariira in Shirkada Isgaarsiinta Hurmuuday xireyso adeegada EVC+ sidaa darteedna ay dadku ugu yacaeen […]

Continue reading …
Maanta iyada oo aan loo kala harin waxaa lasii sagootiyey Raiisulwasaarihii hore Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Husseen

  Waxaa maanta Gagida dayuuradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo buuxiyey Madaxdii dalka iyo ergooyin farabadan oo uu hoggaaminayo Madaxweeynaha Soomaaliya waxaana markii uu soo degay maydka Marxuumka loo galbiyey Masjidka Isbahaysiga oo janaasadiisa lagu tukaday kaddibna waxaa loo qaaday maydkii Qabuuraha qaranka waxaana lagu aasay isla aaggii lagu aasay madaxweeynihii hore ee […]

Continue reading …
Ra’izul Wasaare Cabdi Wali oo Muqdisho kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntiland (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland mudane Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayey, kaasi oo ka qaybgeli doona aaska qaran ee loo samaynayo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya allaha u naxariistee Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo […]

Continue reading …
Berri oo Jimce ah ayaa La keeni doonaa Maydkii Marxuum Cabdirizaaq Magaalada Muqdisho.

    . Sida uu sheegay Guddoomiyaha guddiga heerka Qaran oo loo xilsaaray aaska Raiisulwasaarihii Hore ee Soomaaliya Cabdirizaaq Xaaji Xusseen waxaa berito oo jimce ah la keeni doonaa magaalada muqdisho Meydka marxuumka oo isla berrito lagu aasidoono qabuuraha qaranka ee Magaalada Muqdisho iyadoo loo samayndoono aas qaran ,waxaana magaalada muqdisho kusoo qulqulaya wufuud kala […]

Continue reading …
Isbitaalka Madiina oo Hayadda Bisha Case e Imaaraadku  aay Gaarsiisay Deeq Daawo Ah

Deeqdaan waxaay katimid Dawladda Imaaraadka Carabta waxaana loogu deeqay Cisbitaalka madiina oo daawadaas baahi weeyn u qabay iyo Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo iyagu faraha ku haya cisbitaalo gaar ah oo aay yimaadaan bukaan socod farabadan. Deeqdaa Imaaraadku waxaay ka kooban tahay  30 kartoon oo u badan daawada lasiiyo dadka qaba cudurka kaneecada dheddiga ahi aay […]

Continue reading …
Allah ha u naxariistee waxaa geeriyooday Cabdirizaq Xaaji Xusseen Raiisulwasaarihii 2-aad ee Soomaaliya

Waxaa Xalay Dalka Mareeykanka ku geeriyooday Allah ha u naxariistee Raiisulwasaarihii Hore ee Somalia Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Husseen oo ah halgamaa ka qaybqaatay dagaalkii loo galay dhidbidda Xorriyadda Marxuum Cabdirizaaq Xaaji Xusseen wuxuu Noqday Raiisulwasaaraha Somaaliya 1964tii wuxuuna jagadaas hayey ilaa 1967 ,isagoo intii xilka uu hayey ku caanbaxay maamul wanaag iyo ciribtirka musuqmaasuqa. Marxuum […]

Continue reading …
Xassan Daahir Aweeys oo lasiidaayey

  Lixbilood kaddib waxaa lasiidaayey  xalay Xassan Daahir Aweeys oo ilaa 2006dii dagaal hubaysan kula jiray dawladda Soomaaliya kuna biiray kooxda dhiigyahabka ah ee Alshabaab Daahir Aweeys wuxuu farciddi leh uga badbaaday  khaarajiintii Godane markii uu si qarsoodi ah  uga soo dhuuntay magaalada Baraawe iyagoo doon yar oo kuwa kalluumaysiga ah kusoo dhuuntay,waxaa kale oo […]

Continue reading …
Somaliland clan loyalty hampers women’s political prospects

Women face few restrictions in Somaliland, the self-declared independent republic in the north-western corner of conflict-ridden Somalia. They can work, own property, and be vocal on social issues. But politics remains a man’s world in the former British protectorate, an oasis of stability in the region. There is only one woman among the 164 MPs and just […]

Continue reading …
Wasiirkii dagaa meel ka baxsan Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya oo loo balan qaaday Bilad

  Maamulka Gobolka Banaadir ayaa markii ugu horeesay bilad sharfeed u balan qaaday in ay siin doonaan Wasiirkii daga meel ka baxsan agagaarka Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya . Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa u balan qaaday Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumada Soomaaliya hadii ay dagaan qeybo kamid ah Magaalada […]

Continue reading …
Aqriso Magacyada Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulka Puntiland oo goordhaw lagu dhawaaqay

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntiland Dr Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa galabta si rasmi ah ugu dhawaaqay Liiska Golaga Wasiirada Cuub ee Maamulkaasi. Wasiirada Cusub ee Maamulka Puntiland ayaa ka kooban 47 Wasiir oo isugu jira Wasiiro , Wasiir kuxigeen iyo Wasiiru Dowlayaal . Halkan ka Aqriso Magacyada Golaha Wasiirada Cusub ee Puntiland […]

Continue reading …